DEG DEG: Guddoomiyihii Baarlamanka Puntland oo xilkii laga qaaday

Xildhibaanada Baarlamaanka Puntland oo goor dhow kulan deg deg ah ku yeeshay xaruntooda magaalada Garoowe ayaa xilka ka qaaday Guddoomiyihii Baralamaanka Puntland C/xakiin Dhoobo Daarood ka dib mooshin laga keenay. Illaa 49 ka mid ah 53 xildhibaan oo kulanka soo xaadiray ayaa cod gacan tag ah ku ansixiyey in xilka laga qaado Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland … Continue reading DEG DEG: Guddoomiyihii Baarlamanka Puntland oo xilkii laga qaaday